Home » Archives by category » Uncategorized
WAR DEG DEG AH: Wasiiro & Taliyaasha ciidamada Difaaca Puntland oo kulan muhiim ah ku yeeshay Galgala, Maxaase ka soo baxay?

WAR DEG DEG AH: Wasiiro & Taliyaasha ciidamada Difaaca Puntland oo kulan muhiim ah ku yeeshay Galgala, Maxaase ka soo baxay?

GALGALA(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Galgala ee gobalka Barri ayaa sheegaya in ay xalay iyo shalayba halkaas ku sugnaayeen xubno kamid ah golaha Xukuumada ee Puntland, kuwaas oo uu Madaxweynaha Puntland u xilsaaray dagaal adag oo lala galayo kooxaha Argagixisada ee Al- Shabaab & Daacish. Guddiga Wasiiradda ah ayaa la kulmay shalay iyo […]