Home » Archives by category » Wararka Dalka
FAALLO: Dhigaalka iyo Dhaqanka Soomaalida

FAALLO: Dhigaalka iyo Dhaqanka Soomaalida

Qoraalkan waxaan ku labo rogi doonaa sida ay iskula xariiraan dhigaalka ama keydka iyo dhaqanka soomaalida iyo heerarkii kala duwanaa ee lasoo maray. Talaabooyinka ugu waaweyn ee uu qofku ku hormariyo naftiisa kuna hiigsado himilooyinkiisa mustaqbal tan ugu muhiimsan ayaa ah in uu qofku sameeyo dhigaal (Saving) joogto ah. U diyaar garawga mustaqbalka iyo dhigaal […]

Xog Hoose:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wargaliyay Taliyaha NISA Gen. Gaafow In Xilka Laga Qaadayo Iyo Ninkii Uu U Magacaabi Lahaa Oo Uu Diyaariyay+Magaciisa

MUQDISHO(P-TIMES)-Warar Lagu Kalsoon yahay Oo Uu Helay Puntlandtimes.com ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu dhawaan qaadi doono talaabo uu xilka kaga qaadayo Taliyaha Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed islaamrkaana uu ku maagcaabayo Taliye Cusub. Sababta uu talaabadana u qaadayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa lagu sheegay In ay […]

Continue reading …
DHAGEYSO XASAASI:- Xildhibaan Faroole Oo Fariin Adag U Diray Xildhibaanada BFS, Sheegayna In Ay Qaataan Tilaabadii Ay Horey MD Farmaajo Ku Doorteen, RW Kheyre-na Ku Ansixiyeen

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynihii Hore Ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo kamid Xubnaha aqalka Sare ee dalka ayaa ka codsaday baarlamanka Federaalka Soomaliya in ay ansixiyaan Wasiirada uu dhawaan soo magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Somaliya Xasan Cali Kheyre. Senator C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Farole ayaa isagoo ku sugan waddanka Australia, warbaahinta u sheegay in golaha Barlamaanka looga baahanyahay […]

Continue reading …
AKHRISO: Maxaad Ka og tahay 10 Mashruuc oo horumar ah lagana sameeyey gudaha Puntland?

GAROOWE(P-TIMES)- Dowladda Puntland ayaa qabatay sadexdii sanno ee lasoo dhaafay Mashaariic kala duwan oo waa weyn, kuwaas oo laga hirgaliyey mandiqada oo dhan, si gaar ahna Mashaariicdan waxay xooga u saarayeen deegaanada Laamiga ka baxsan & Kaabayaasha dhaqaalaha oo ah kuwa horumarinta qeyb lixaad leh ka qaadanaya. Mashaariicdan 10-ka ah waxaa ugu waa weyn kuwa […]

Continue reading …
SAWIR QOSOL LEH: AMINARTS oo sawir qosol leh ka sameeyey Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- AMINARTS ayaa sawir qosol leh ka sameeyey xaaladda cakiran ee meelmarinta golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, si gaar ahna wuxuu u sawiray Gudoomiyaha baarlamaanka oo ilinka hore ee golaha Shacabka kacelinaya Wasiiradda. Sidaas oo kale Wasiiradda oo daaqada ka galaya Hoolka baarlamaanka ayaa sawiran, taas oo muujinaysa in gudoomiyaha laga wareejin doono shir gudoominta […]

Continue reading …
DEG DEG: Shariif Xasan Sh Aadan oo si toos ah ugu Hanjabay M/weynaha & RW Soomaaliya

BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynaha Maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay in uu xariirka u jarayo dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, haddii meelmar laga dhigo Xukuumada cusub, wuxuuna dhaliilay habka awood qeybsiga oo uu sheegay in la hareer-maray. Shariif Xasan ayaa sheegay in haddii codka kalsoonida lasiiyo Xukuumada Raysalwasaare Kheyre uu magacaabi doono Raysalwasaare […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Gaas oo bixiyey Wareysi xasaasi ah kana hadlaya Dagaaladii Galkacyo, Amniga Bosaso & Isbedelka Muqdisho

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi kulul siiyey Idaacadda SBS ee dalka Australia qeybta Afka Soomaaliga, isagoo laga wareystay Amniga Boosaaso, Furashada Xisbiyada Siyaasadeed, Dagaaladii Gaalkacyo, Dhaliilaha maamulkiisa, dhismaha Golaha Xukuumada Faderaalka Somalia iyo waxqabadkii uu qabtay. Madaxweyne Gaas  ayaa sheegay in 90% uu qabtay waxyaabihii uu balan qaaday, wuxuu […]

Continue reading …
WAR NAXDIN LEH: Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Gaalkacyo & Warar soo baxaya

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in la dhigay Isbitaalka guud ee magaaladaas Gabar dhalinyarro ah oo ay kufsi arxan darro ah u geysteen in ka badan 12 wiil oo dhalinyarro ah, waxaana hadda gacanta ku haya xaaladeeda laamaha Caafimaadka ee gobalka Mudug. Saraakiisha Amniga ee magaalada Gaalkacyo ayaa […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulmay, Maxaase ka soo baxay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya Aqalka Madaxtooyada ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ay xalay goor dambe kulan xasaasi ah yeesheen Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari & Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen arrimaha siyaasadeed, gaar ahaana cod-siinta xubnaha golaha Xukuumada cusub. Madaxweynaha ayaa u soo jeediyey gudoomiyaha baarlamaanka in […]

Continue reading …
WAREYSI XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo oo arrimo adag ka hadlay, Dagaalka Al- Shabaab, Codka Xukuumada, Waxqabadkiisa iyo Arrimo adag

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyey Wakaalada Wararka Soomaaliya ee SONNA wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin la dagaalanka Al- Shabaab, Waxqabadkii u hirgalay ilaa hadda, codka Kalsoonida ee Xukuumada, labadiisii Safar ee wadamada daneeya Soomaaliya iyo arrimo kale oo muhiim. Madaxweyne Farmaajo ayaa fariin […]

Continue reading …
Page 1 of 39123Next ›Last »