Home » Archives by category » Wararka Dalka (Page 3)
DEG-DEG:- Ciidamada DFS Oo Boob Ku Bilaabay Dhulkii Shacabka Iyo Askari Ka Tirsan DFS Oo Gabar Iyo Wiil Walaalo Ah U Dilay Dhul..

JOWHAR(P-TIMES)-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in mid ka mid ah ciidamada milatariga ee ka howlgala gobolka Sh/dhexe uu diley nin dhalinyaro ah halka uu ku dhaawacay gabar ay walaalo ahaayeen.   Wiilka la diley oo magaciisa lagu sheegay Cabdicasiis Muxumad oo 20 jir ah ayaa lagu diley xaafada […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Kulan dhexmaray RW Kheyre & Gudoomiye Jawaari oo fashil ku soo dhamaaday & PTIMES oo heshay xog cusub….

MUQDISHO(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu shir xasaasi ah dhexmaray Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari iyo Ra`iisulwasaaraha dowladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha dhaqdhaqaaqyada ay wadaan mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka. Kulankan ayaa xalay ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya mudadii uu socday waxaa meel adag kala gaaray aragtida […]

Continue reading …
AKHRISO: Qodobo kamid ah Arrimaha ugu xasaasisan ee ay baarlamaanka Somalia qaar ku diidan yihiin Xukuumada RW Kheyre

Xildhibaanno 105 ah oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sabtidii cabasho ka gudbiyay xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Khayre, kooxdan oo  diidan qaab dhismeedka xukuumadda la magacaabay ayaa mooshin u gudbiyay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. In kasta oo ay aheyd in guddoomiyaha golaha shacabka uu dood ka furo cabashada Xildhibaannada, isla markaana la […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO: Xildhibaanadii ugu badnaa oo goor dhaw shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho, banaankana soo dhigay tiraddooda

MUQDISHO(P-TIMES) – Mudanayaal katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw shir ay ku qabteen magaalada Muqdisho, waxay markale ka digeen in laga baaqsado dibu dhacyo siyaasadeed oo hareeya dowladda curdanka ah ee Somalia, loona baahan yahay in dib loogu laabto dhismaha golaha Xukuumada Faderaalka. Xildhibaanadan ayaa sheegay in aysan marnaba meelmarin doonin xukuumadan cusub, loogana fadhiyo […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Xildhibaanadii ugu badnaa ee DAMU JADIID oo Muqdisho war xasaasi ah, fariin-na u diray RW Kheyre..

MUQDISHO(P-TIMES)-  Xildhibaanadii Kooxdii laga guuleystay ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga dhawaaqay magaalada Muqdisho in aysan marnaba hor istaagi doonin Xukuumada cusub ee Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre oo difaaci doonaan. Xildhibaanadu waxay sheegeen in looga baahan yahay Xildhibaanada kale ee baarlamaanku in aysan ka hor imaan dowladda Faderaalka, oo aysan horseed u noqon dibu dhac […]

Continue reading …
XOG DEG DEG AH+AKHRISO: Xildhibaanada Beelaha Hawiye & Daarood oo qaatay go’aan lama filaan ah….

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar hoose oo ay heshay Puntlandtimes waxay daaha ka rogayaan in Xildhibaano ka soo jeeda beelaha Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku biireen Isbaheysiga looga soo horjeedo meelmarinta Xukuumada cusub ee la magacaabay. Xogtan waxay daaha ka rogaysaa in ay Xildhibaanada Beesha Daarood aad uga caroodeen talaabada Madaxweyne Farmaajo talada iyo go’aankiisa […]

Continue reading …
AKHRISO: Musharaxiintii la tartamay Farmaajo oo fariin lama filaan ah u diray M/weyne Farmaajo & RW Kheyre

Kulan ay yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood iyo falanqeyn dheer ka dib waxaa la isku raacay qodobada soo socda: Isbahaysiga Xisbiysada Siyaasadeed wuxuu u arkaa xukuumada la magacaabay in aysan ahayn tii […]

Continue reading …
AKHRISO: M/weyne Farmaajo oo shaqada ka ceyriyey Taliye ciidan oo muhiim ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaqo ka ceyrin ku sameeyey Taliyihii ciidamada Ilaalada Madaxtooyada ee dowladda Faderaalka Jen, Ibraahim Sheikh Muxiyadiin, isagoo lagu bedelay Sarkaal cusub oo lagu magacaabo Col, Axmed Maxamed Af-Cadey oo horey u soo qabtay xilkan. Madaxweyne Farmaajo ayaa talaabadan qaaday kahor intii uu ka soo duulin […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH+AKHRISO: PTIMES oo heshay Magacyadda Xildhibaanada Diidan Xukuumada cusub & Beelaha ay ka soo jeedaan?

MUQDISHO(P-TIMES)- Liis ay ku qoran yihiin Magacyadda Xildhibaano gaaraya 125 Xildhibaan ayay heshay Puntlandtimes.com kaas oo ay Xildhibaanadan ku diidan yihiin Xukuumada cusub ee Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre, waxayna cadeeyeen sababaha ay ku diidan yihiin. Kal hore waxaa soo shaac-baxday in Xildhibaanada diidan Xukuumada cusub ay ka soo jeedaan oo kaliya beesha Digil & Mirifle, […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Prof, Jawaari oo qoraal Digniin ah u diray RW Kheyre & Xaaladda oo kacsan

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya Prof, Maxamed SH Cismaan Jawaari ayaa warqad deg deg ah u diray Xaafiiska Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, taas oo uu soo jeediyey in uusan golaha Baarlamaanka horkeenin xukuumadiisa cusub. Qoraalkan digniinta ah waxaa ka muuqda in loo baahan yahay in dib loogu laabto Liiska golaha Xukuumada […]

Continue reading …