Home » Archives by category » Wararka Maanta
DEG DEG+AKHRISO: Hay’addaha Amniga DF Somalia oo amarradii ugu cuslaa goor dhaw soo saaray, dul-dhigayna Ganacsatada

DEG DEG+AKHRISO: Hay’addaha Amniga DF Somalia oo amarradii ugu cuslaa goor dhaw soo saaray, dul-dhigayna Ganacsatada

MUQDISHO(P-TIMES)- Laamaha Amniga ee dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa soo saaray amarro cusub oo dhabarka looga jabinayo kooxaha Argagixisada ah, waxanaa ka dhex muuqda go’aamada cusub kuwa go’odoon dhaqaale lagu galinayo kooxdan. Go’aamadu waxay soo baxeen markii ay dawladda laamaheeda Sirdoonku ogaadeen in ay ganacsatada Kumanaan Kun oo Dollar ku taageeraan Kooxda Al- Shabaab, taasna ay […]

DAAWO SAWIRRO:- Maxaabiis Laga Soo Daayay Dalka Ethopia Oo Caawa Laga Soo Dajiyay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Inkabadan boqol maxaabiis Soomaali ah kuna xirnaa xabsiyo ku yaal dalka Ethiopia ayaa fiidnimadii caawa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta maxaabiis Soomaaliyeed  oo dhawaan Dowladda Itoobiya ay ku wareejisay dowladda Soomaaliya . Maxaabiistaan ayaa sii […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Maxkamadda Sarre ee Somalia oo warqad deg deg ah u dirtay M/weyne Farmaajo, amartayna

MUQDISHO(P-TIMES)- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa amartay in si deg deg ah loo dhaqangaliyo go’aankii ay gaartay Maxkamadda Sare bisha Maay iyo kii Xeer Ilaaliyaha Qaranka ee bishii January sannadkan lasoo saaray, laguna diidanaa kuraasta 8 mudane oo hadda ku jira baarlamaanka Faderaalka. Maxkamadda Sare waxay goor dhaw u dirtay Madaxtooyada Soomaaliya qoraal cadeynaya arrintan, […]

Continue reading …
DEG DEG+XOG: Wasiir Juxa oo qaadanaya Go’aan xasaasi ah & Madaxtooyada oo kacsan

MUQDISHO(P-TIMES) – Wasiirka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dibu heshiisiinta ee dawladda Faderaalka Cabdi Faarax Juxa ayey suuragal tahay in uu qaato go’aan deg deg ah, saacado gudahood markii laga hor yimid shaqo ka joojin uu ku sameeyey Xoghayaha joogtada ah ee wasaaraddaas, ka dib markii uu ku gudan waayey waajibaadkiisa Shaqo. Wareegtada Wasiirka waxaa ka […]

Continue reading …
AKHRISO: RW  Kheyre oo si adag uga hor yimid go’aan kasoo baxay Wasiir Juxa & Qabyaalad bilaabatay

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa daaha ka rogaya in Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu amray duhurnimadii maanta in wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha ee dawladda Faderaalka Cabdullaahi Faarax Wehliye uu soo saaro wareegto lagu burinayo go’aankii Wasiirka Arrimaha guduhu shaqada uga joojiyey Xoghayaha Wasaaradda. Wasiiru dowlaha ayaa warqad uu soo qoray, wuxuu […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Isimadda Puntland oo si adag uga hadlay go’aankii baarlamaanku qaadeen..

GAROOWE(P-TIMES)- Afhayeenka Isimadda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aankii ay barlamaanka Puntland codka kalsoonida kala noqdeen golaha Xukuumada ee Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Garaadka ayaa sheegay in ay maqleen go’aankan oo uu yahay mid Dastuuri ah oo ay guteen, laakiin wuxuu sheegay in ay dano siyaasadeed, dhaqaale iyo […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beelaha ku dagaalamaya gobalka Sanaag

GAROOWE(P-TIMES)- Afhayeenka Isimadda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamaya deegaano kamid ah gobalka Sanaag oo ilaa hadda ay ku dhinteen dad gaaraya 7 qof. Afhayeenka ayaa sheegay in looga baahan yahay dhinacyadu in ay joojiyaan dirirtan oo ay maleeshiyada kala qaadaan, sidda ugu dhaqsaha badana miiska wada xaajoodyada u […]

Continue reading …
DEG-DEG+MAGACYO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Siyaasiin Caan Ah U Magacaabay La Taliyayaal

MUQDISHO(SHL-NEWS)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto cusub oo uu ku magacaabayo labo la taliye oo ka mid noqonaya La Taliyeyaashiisa gaarka ah. Warar aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu C/risaaq Durqun u magacaabay La Taliyihiisa dhanka Arrimaha Siyaasadda. C/risaaq Durqun ayaa horay u ahaa gacan yaraha Madaxweynihii hore ee Soomaaliya […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Baarlamaanka SOomaaliya oo diiday war ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalka

MUQDISHO(P-TIMES)- Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si cad u diiday war ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka oo ay ku diideen in ay 8 Mudane baarlamaan sii ahaadaan Xildhibaano ka mid noqoaya baarlamaanka sharciga ah. Xubnahan baarlamaanka ayaa cod cad ku diiday natiijadii Maxkamadda Sare, waxayna sheegeen in aysan marnaba yeeli doonin. Maxkamadda […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Maxaa ka soo baxay wada hadalo adag oo dhexmaray Madaxda Puntland & Golaha baarlamaanka?

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in ay shir muhiim ah yeesheen Madaxda ugu sareysa dawladda Puntland & baarlamaanka oo ay ka wada hadleen arrimaha Siyaasadeed ee hadda mandiqada ka taagan, si gaar ahna waxaa looga wada hadlay magacaabida golaha wasiiradda ee cusub. Shirarkan oo socday 48 saac ee lasoo dhaafay ayaa dooda ugu badan ay […]

Continue reading …
Page 1 of 202123Next ›Last »