Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 2)
UPDATE: RW Kheyre oo qaatay go’aan lama filaan ah, Fariin-na u diray Guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Ra’iisulwasaaraha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si adag u diiday in uu dib ugu laabto dhismaha golaha Xukuumada cusub, ka hor inta aan la horgeynin baarlamaanka Faderaalka 31-ka bishan March, xili ay ku gadaaman yihiin arrimo xasaasi ah. R/wasaaraha Soomaaliya ayaa warqad qoraal ah u diray […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: “Yaa wax ka qabtay Puntland hortayo’’ M/weyne Gaas oo si adag uga hadlay dacaayadaha lagu hayo maamulkiisa

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa difaacay waxqabadka dawladdiisa sadex sanno ka dib, wuxuuna sheegay in ay wax badan ka qabteen Kabayaasha dhaqaalaha ee dalka, isagoo sheegay in 18 sanno ka dib ay balaarin iyo dibu habeyn ku sameeyeen Ilaha dhaqaalaha ee Puntland. Madaxweynaha Puntland oo la hadlayay koox Jaaliyadeed khadka […]

Continue reading …
DHAGEYSO XASAASI:- Madaxweynaha Maamulka KGS Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay War La Yaab Leh, Sheegayna In Uu RW Magacaabayo

BAYDHABO(P-TIMES)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta ka qeybgalay barnaamij Barnaamij loogu magac daray (Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda) oo loola jeedo barnaamij ay shacabka kula xisaabtamayaan Madaxda kaa soo ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Koonfur Galbeed. Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaan halkaas kaga dhawaaqay arrin cusub oo lagu soo kodhin doono maamulkiisa […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne Gaas Heshiisyada Shirkadaha CCECC & DP-world ma horgeyn doonaa Golayaasha dowladda?

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa mar uu xalay lahadlayay qaar kamid ah Jaaliyaddaha dibada ee Soomaaliya, wuxuu ka hadlay mashaariicda horumarineed ee laga hirgaliyey deegaanada Puntland iyo kuwa hadda qorsheysan. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay jiraan mashaariic cusub oo ay dowladda Puntland ka fulin doonto magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana […]

Continue reading …
SAWIRRO: Qunsuliyadda Itoobiya ee Puntland oo Garoowe ku qabatay kulan horumarin guud ah

GAROOWE(P-TIMES)- Qunsuliyadda dowladda Itoobiya ay ku leedahay Puntland, gaar ahaana magaalada Garoowe ayaa qabatay kulan looga hadlayay guddiyada horumarinta ee Jaaliyaddaha Soomaalida & Oramada ee kusugan deegaanada Puntland gaar ahaana caasumada Puntland. Ka qeybgalayaasha shirkan oo ahaa Jaaliyaddaha ayaa si faahfaahsan uga wada hadlay qorshaha horumarinta Jaaliyaddaha iyo sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen horumarka […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Guddoonka Aqalka Sare ee Somalia oo ku dhawaaqay war ku saabsan Xukuumada cusub

MUQDISHO(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya ay gudbiyeen guddoonka golaha Shacabka fariin ku aadan Xukuumada cusub ee dhawaan la magacaabay, taas oo ku aadan in la ansixiyo, lagana baaqsado Is jiid-jiid siyaasadeed. Nuqul kamid ah qoraalkan oo soo gaaray Warsidaha Puntlandtimes waxaa lagu qeexay in looga baahan yahay […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG AH:- Ciidamada Ethopia Oo Isaga Baxaya Degmo Ay Al-Shabaab Ku Go’doomiyeen Iyo Warar Sheegaya In Taangiyadii..

CEEL-BUUR(P-TIMES)-Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay isku diyaarinayaan inay isaga baxaan degmadaas.   Sida ay sheegayaan warar laga helay dadka deegaanka, Ciidamada Itoobiya ayaa tan iyo xalay ku guda jiray diyaar garow guuritaan ah. Wararka ayaa sheegaya in gawaari fara […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo magacaabaya Wasiiro,Wasiiro kuxigeeno & Agaasimayaal guud.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabi doona xubno ka mid ah golaha Xukuumada, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiiro kuxigeen boosaskoodu banaan yihiin, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Aqalka Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa sidaas oo kale magacaabi doono Agaasimayaal guud oo ay shaqooyinkoodii si KMG ah u sii wadaan xubno loo igmaday, […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Madaxweynaha Dowlada Puntland Oo Maanta Garowe Ka Daah-furay Barnaamijka siyaasada daryeelka dadban Ee Caruurta

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 March 2017 Magaalada Garoowe ku daahfuray siyaasada daryeelka dadban ee caruurta dayacan ee ku dhaqan gobolada Puntland. Xaflada oo ka dhacday hoolka shirka ee jaamacada Bariga Africa faraceeda magaalada Garoowe ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:-Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Cusub Ee Maamulka Hirshabeelle Oo Shir Jaraa’id Qabtay, Go,aan Culus Oo Ka Dhan Ah QM Ku Dhawaaqay+SAWIRRO

BALADWEYN(P-TIMES)-Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Qaramada Midoobay inaysan waxba u qaban shacabka ku nool dowlad goboleedka Hirshabeelle. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen magaalada Beledweyne Wasiirka Arrimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle iyo wasiirka Warfaafinta Hirshabelle Mahad Xasan Cismaan ayaa waxa ay ku eedeeyeen Qaramada Midoobay […]

Continue reading …