Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 3)
Dawladda Turkiga oo si adag uga jawaabtay Daan-Daansi uga yimid, Sacuudiga, Masar & Imaaraatka

ANKARA(P-TIMES)- Dawladda Turkiga ayaa si adag uga jawaabtay war ka soo baxay dawladdaha Khaliijka, gaar ahaana kuwa xanibaada ku soo rogay dalka Qadar oo ku aadan arimaha siyaasadeed ee gudaha dalka Turkiga. Dawladda Turkiga ayaa ku sifeysay Saldhiga Milateri ee ay ka dhisatay dalka Qadar mid laga difaacayo gacanka Cadmeed iyo guud ahaan wadamada Khaliijka. […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Yaa ka dambeeyey in Mukhtaar Roobow laga saaro Liiska Argagixisada, Xaggeese hadda kusugan yahay?

BAYDHABO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in ay shaqsiyaad badan oo kasoo jeeda beesha Digil & Mirifle ay aad uga shaqeeyeen qorshaha ku aadan in dawladda Mareyanka laga dhaadhiciyo in liiska Argagixisada laga saaro Mukhtaar Roobow Cali (Abu Mansuur) oo ka soo jeeda beeshaas. Xubnahan ayaa maalmo badan wada xaajoodyo la lahaa Saraakiil ka socotay CIA-da […]

Continue reading …
XOG: Maxaa xalay dhexmaray Madaxweynayaasha Somalia & Uganda kulan ay kuyeesheen Madaxtooyada Kampala?

KAMPALA(P-TIMES)- Madaxweynayaasha Soomaaliya & Uganda ayaa yeeshay wada hadalo xasaasi ah oo ay uga wada hadleen arrimo badan oo khuseeya xaaladda daganaanshaha ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga Madaxtooyada kula kulmay dhigiisa Uganda Yuweri Musaveni oo ay si adag uga hadleen dhanka Amniga, Dhaqaalaha & Siyaasadda. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay dhigiisa […]

Continue reading …
DEG DEG: Sacuudiga Careebiya oo fashiliyey weerar xoog leh oo lagu qaadi lahaa Masjidka Barakeysan ee Makka

RIYAD(P-TIMES) – Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa sheegtay in ay fashilisay qorshe lagu doonayay in lagu bartilmaameedsado masjidka Barakaysan ee Makka halkaa oo ay  kumanaan  Muslimiin ah ku cibaadeysanayeen. Wasaarada arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dhisma uu ku jiray qof doonayay in weerar ismiidaamin geysto ay ciidamadu hareereeyeen guri ku yaal magaalada Makka […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Dawladda Mareykanka OO liiska Argagixisada Somalia ka saartay Kuxigeenkii Hogaamiyaha Al- Shabaab?

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Liiska ragga la doon-doonayo ka saartay Kuxigeenkii Hogaamiyaha Al- Shabaab Mukhtaar Roobow (Abu Mansur) oo ahaa Afhayeenkii horre ee Kooxdaas. Abu Mansuur ayaa duurjoog ahaa labadii sano ee ugu dambeysay, wuxuuna kusugnaa gobalka Baay oo uu awood beeleed ku dhex jooga, isagoo haysta maleeshiyaad […]

Continue reading …
AKHRISO: Afar Dal oo Carab ah ayaa Qadar u gudbiyey 13 qodob oo ay tahay in ay fuliyaan, si looga qaado Xayiraada Saaran

Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajibtahay in ay fuliyaan haddii ay rabto in laga qaado xayiraadda ay saareen, sida ay wakaaladuhu ku warramayaan. Sacuudi Carabiya, Masar, Isutagga Imaaraadka Carrabta iyo Baxrayn ayaa waydiisanaya Qadar in ay xirto oo albaabada u laabto warbaahinta […]

Continue reading …
DEG-DEG+XOG:- Agaasimaha Cusub Ee Villa Soomaaliya Fahad Yaasiin Oo Bil Gudaheed Safarkiisii Labaad Ku Tagay Qatar Iyo Xog Laga Helay

MUQDISHO(P-TIMES)-Agaasimaha Madaxtooyada Villa Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa gaaray magaalada Doxa ee Caasimada Qatar, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan safarkiisa. Booqashada Mr Fahad Yaasiin ee Doxa ayaa ah tii labaad oo muddo bil gudaheed uu ku tago, tan iyo markii xilka Agaasimaha Madaxtooyada loo magacaabay 31 May. Wararka ayaa sheegaya in […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ka Qeyb Galay Salaadda Janaasada Ee Wasiir Maxamed Yuusuf Aw-libax

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Awlibax oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland. Salaada Janaasaada ayaa ka dhacday Masjid Shuhaddaa ee Madaxtooyada, waxaana ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda yo Xildhibaanada labada aqal. Ma’suuliyiintii kaso qayb galay […]

Continue reading …
AKHRISO: Xulufada Ka soo horjeeeda Qadar oo soo rogay 14 Sharuud oo ku socday Qadar & Xukuumada DOHA oo iska diiday

Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya ayaa shuruudo adag ku xiray heshiis ay la galaan dowladda Qatar, iyagoo soo bandhigay liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo laga doonayo inay Qatar fuliso, hadii ay rabto in laga qaado xayiraada ay saareen. Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Baxreyn iyo Masar ayaa ugu horeyn ka dalbaday Qatar inay […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: M/weyne Farmaajo & RW Kheyre oo xil ka qaadis kusameynaya Wasiiro & Taliyayaal lagu eedeeyey gudasho la’aan shaqo, Waase kuwee?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar hoose oo laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay Madaxda dawladda Faderaalku qorsheynayaan in ay muujiyaan isla xisaabtam masuuliyadeed, ayna falcelin ka sameyn doonaan weerarada bahalnimada leh ee ay kooxaha Argagixisadu ku gumaadayaan Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa isla soo qaaday sidii loo cadeyn lahaa cidda leh masuuliyada banaanshaha dhanka Amniga […]

Continue reading …